Thursday Jan 04, 2024

S1-Hordhac: Taariikhda islaamka-islaamic History-Introduction



Waxaa laga wariyey Imaam Cali (cs ) inuu yiri: 
“Barta Diintina, ee ha dhaxlina ”
 Waxaa qofka muslimka ah la gudboon inuu si wanaagsan u barto diinta Islaamka, ama ugu yaraan uu iska dhiso aqoonta asaasiga ah ee Quraanka iyo sunnada nabiga (NNKH) la xiriirta. 

Support the show

 

Comments (0)

To leave or reply to comments, please download free Podbean or

No Comments

© 2024 Dhahal Podcast

Podcast Powered By Podbean

Version: 20241125